Fursado dahabi ah oo mar kale horyaalla walaalaha Soomaali Galbeed !!

Haddii aan ka hadlo dulucda qormadeyda oo aan uga waramayo fursadaha dahabiga ah ee maanta horyaallo dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dhulka loo yaqaanno Soomaali Galbeed oo ay dadka qaarna ugu yeeraan Ogaadeeniya, ka dib isbedelkii ka dhacay waxan looogu yeero Itoobiya. Itoobiya, Ayaa waxa ka dhacay isbedel ballaaran oo saameeyey hogaankii dalkaasi oo ay in … Continue reading Fursado dahabi ah oo mar kale horyaalla walaalaha Soomaali Galbeed !!